Wednesday, June 25, 2025

Madaxweyne Maamul Goboleedkii ugu horeeyay oo hambalyo u diray Axmed Madoobe

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas  ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyay ee hambalyo u dira Axmad Maxamed Islaam (Axmed madoobe) oo isla markii ay soo baxday tirinta codka ayaa la sheegay inuu Gaas hambalyo u soo diray Axmed Madoobe.

madoobe-gaas

C/weli Gas oo hadda  sugan Magaalada Gaalkacyo ayaa la si toos doorashada Jubba ugala socday magaalada Gaalkacyo oo  uu ku sugan yahay, wuxuuna telefoon u  diray Axmed Madoobe oo ugu bishaareeyay xilka mar kale loo doortay, wuxuuna u balanqaaday inuu la shaqeyn doono.

Hore ayaa isbaheysi u dhaxeeyay labada maamul oo iska kaashanaya mucaaradnimada dowladda Federaalka Soomaaliya.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON