Friday, August 1, 2025

Madaxweyne Shariif Xasan oo ka hadlay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow [Dhageyso]

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa ka hadlay xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow oo isu dhiibay dowladda Soomaaliya.

Isagoo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayuu sheegay in is dhiibitaanka Sheekh Muqtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) iyo wadahadalka u socda dowladda ay tahay arrin guul ah oo soo korortay.

Wuxuu mahad celin u jeediyay Ciidamada Koonfur Galbeed, Ciidanka xoogga dalka, iyo Ciidanka Itoobiya sidii ay isaga kaashadeen ammaanka suurtagelinta is dhiibidda Mukhtaar Roobow.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON