Sunday, July 13, 2025

Madaxweyne Xaaf Codsi taageero ah u diray Beesha Caalamka? [Akhriso War-saxaafadeed]

Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa soo saaray qoraal ku socda Beesha caalanka, isagoo eedey u jeediyay dowladda Federaalka, isla markaana ka codsaday Beesha caalamka inay taageerto Guddiga Doorashada ee uu magacaabay.

Xaaf oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay faragelin toos ah ku heyso Galmudug iyadoo odayaasha rasmiga ah ee Galmudug kala qeybisay, qaarka ka saartay liiska odayaasha, wuxuuna ku dooday in Guddigiisa uu yahay sharci, isaguna uu soo dhici doono maamul cusub.

HOOS KA AKHRISO QORAALKA XAAF

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON