Thursday, July 17, 2025

Madaxweyne Xaaf oo Amar kasoo saaray Xaalad ka taagan magaalada Hobyo [Akhriso Wareegto]

Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf  ayaa amar kasoo saaray xaalad kasoo korortay magaalada dekadda ah ee Hobyo, Gobolka Mudug.

Wareegto kasoo baxday madaxweyne Xaaf ayaa lagu amray in gebi ahaan joojiyey iibinta iyo bixinta dhulalka bannaan ee anm sharciga la aheyn degmada Hobyo ilaa iyo Amar dambe, halkaasoo ay muddooyinkii danbe ku soo kordheen bixinta iyo kala iibsiga dhulka.

HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON