Friday, June 27, 2025

Madaxweyne Xaaf: “Roob kama idin di’i maayo inta isbaaro idiin taallo..” [Dhageyso]

Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo kormeer ku tegay degaanka Gellinsoor ayaa u sheegay inay joojiyaan isbaarooyinka.

Madaxweyne Xaaf oo la kulmay waxgaradka iyo odayaasha dhaqanka ee Gallinsoor ayaa si cad ugu sheegay  inay dhowaan ay heli doonaan gurmad raashin ah. Wuxuu ka dalbaday inay joojiyaan isbaarada.

“Gelinsoor roob ka di’i maayo inta isbaaro taallo, waxba haku noogina inagaa tijaabiyay..” ayuu yiri Madaxweyne Xaaf oo dadka degaankaasi u sheegay inay wiilashooda ka celiyaan isbaarada iyo xaaraanta.

DHAGEYSO XAAF

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON