Wednesday, July 2, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray Magaalada Jowhar

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray Magaalada Jowhar oo xarun u ah Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa lagu soo dhoweeyay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar  duleedkeeda ku yaala, waxaana halkaasi uga hortegay mas’uuliyiinta gobolk Shabeelaha Dhexe iyo dadweyne.

Ujeedka socdaalka Madaxweynaha ee magaalada Jowhar ayaa ah sidii loo dardar gelin lahaa dhismaha maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo IGAD ay gacanta ku heyso.

Hoolka shirka ayaa la diyaariyay, iyadoo la filayo inuu khudbad u jeediyo madaxweynaha ergada iyo odayaasha ku sugan magaalada Jowhar.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON