Friday, June 27, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku sii jeeda Kismaayo (Akhri Ujeedada socdaalka)

Madaxweynaha  Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta lagu wadaa inuu tago magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Juba, halkaas oo si weyn looga sugayo.

XASAN

Socdaalka madaxweynaha ayaa ka dambeeyay xiriiro dhex maray hogaamiyaha Juba Axmed Madoobe oo ku saabsan sidii xal loogu heli lahaa muranka ka dhex taagan dowladda Federaalka iyo Maamulka Juba oo ka dhashay sharci darradii uu Baarlamaanka Soomaaliya ka dhigay Baarlamaanka Jubba.

Madaxweynaha ayaa kulamo la yeelan doono hogaanka maamulka Juba si xal loogu helo is mari waaga labada dhinac oo xukuumadda Soomaaliya iyo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid dhaqaajin waayeen.

Madaxda Juba ayaa ku sugan garoonka diyaaradaha Kismaayo oo lagu wado inuu goor dhow ka dego wafdiga madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON