Sunday, July 13, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Ra’iisal wasaaraha India (Sawirro)

Madaxweynaha Soomaaliya oo socdaal ku jooga dalka India ayaa kulan la yeeshay Ra’iisal wasaaraha dalkaasi  Narendra Modi, waxaana  kulankaa looga wadahadlay xiriirka labada dal  sidii dib loogu soo nooleyn lahaa dhinacyada  ganacsiga iyo  waxbarshada xiriirkaasi oo madaxweyne Xasan Sheekh wax ku soo bartay dalka India.

Ra’iisalwasaaraha India ayaa ballanqaaday inay Soomaaliya ka taageeri doonaan arimaha waxbarashada,  la-dagaalanka argagaxisada iyo taakuleynta dhanka mileteriga.

Madaxweynaha Soomaaliya  Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada New Delhi uga qeyb galaya shirweynaha saddexaad ee Afrika iyo India.

IB0A6956

IB0A6960

IB0A6961

IB0A6966

IB0A6967

IB0A6968

IB0A6969

IB0A6972IB0A6983

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON