Thursday, January 21, 2021

India

Ganacsade Hindi ah oo Cudurka Coronavirus ka sameystay Af-xir Dahab ah! (Sawirro)

Ganacsade Hindi ah ayaa la yimid fekrad cusub oo ka yaabisay dadka, markii uu sameystay Maasgaro ama mask Dahab ah si uu isaga ilaaliyo...

Trump oo soo si la yaab leh loogu soo dhoweeyay dalka India & Heshiis milateri oo lagu dhawaaqay (Sawirro)

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta socdaalkiisii ugu horeeyay ee rasmi ah uga bilowday dalka India, iyadoo si weyn loogu soo dhoweeyay dalkaasi. Trump oo...

Maxkamadda Sare ee India oo xukuntay in Macbad Hindu laga dhiso Goob laga dumiyey Masjid & xiisad laga cabsi qabo…

Maxkamadda Sare ee dalka India ayaa gaartay go'aan culus oo laga cabsi qabo inuu dib u soo nooleeyo xiisad u dhaxeysa dadka Muslimiinta iyo...

Danjiraha Cusub ee Dowladda Somalia u dirtay dalka India oo waraaqihii Aqoonsiga laga guddoomay (Sawirro)

Danjiraha cusub ee dowladda Soomaaliya u magacawday dalka India Faadumo C/llaahi Maxamuud (Insaaniya) laga guddoomay Waraaqihii Aqoonsiga safiirnimo, kadib markii uu qaabilay Madaxweynaha...

Pakistan oo soo Bandhigtay Duuliyihii Diyaaradiisa lasoo riday & India oo Qiratay diyaarad ka maqan [Sawirro]

Milateriga Paksitan ayaa soo bandhigay duuliye India u dhashay oo diyaaradiisa saaka lagu soo riday gudaha xuduudka dalka Pakistan, iyadoo xiisadda ka dhaxeysa dalalka...

Ciidamada Pakistan oo soo riday Diyaarado Dagaal oo India leedahay iyo Duuliye la qabtay…

Iyadoo xiisada labada dal ee India iyo Pakistan ay cirka isku shareertay ayay ciidamada Pakistan waxay shaaciyeen inay soo rideen laba diyaaradood oo...

Ciidamada India oo weerar cirka ah ku qaaday Gudaha Dalka Pakistan iyo xiisad ka taagan…

Dawladda Hindiya ayaa shaacisay in ciidamdeeda Cirka ay weerar ku qaadeen Xarumo gudaha Pakistan ku leeyihiin Maleeshiyo reer Kashmiir, taasoo sii kordhisay xiisadda ...

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay Safiiradda cusub ee dalalka India & Nigeria [Sawirro]

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjirayaasha cusub ee dalalka India iyo Nigeria u soo magacaabeen Soomaaliya. Danjiraha dalka India...

Shabeel dagaal socday muddo 6 saacadood ah ku qaaday Magaalo ku taalla Dalka India [Sawirro+ Video]

Shabeel ku fakaday magaalo ku taalla dalka India ayaa dhaliyey dagaal muddo lix saacadood ah ka dhex socday dadka magaaladaasi iyo Shabeellka. Afar qof ayuu...

DAAWO: Nin u dhashay dalka India oo diinta islaamka ku qaatay Magaalada Hargeysa

Nin u dhashay dalka India oo ah Injineer ka shaqeysta magaalada Hargeysa ayaa diinta islaamka ku soo biiray, isagoo shahaadda loogu qabtay masjid ku...

Hindi 40 sano ka hor ka lumay Qoyskiisa oo laga dhex helay Video la soo dhigay Baraha Bulshada [Daawo]

Nin u dhashay dalka Hindiya oo la weysaa muddo 40 sano ah ayaa qoyskiisa la midoobay kaddib markii uu walaalkiis ka aqoonsaday muqaal lagu...

Jilaaga caanka ah ee Salman Khan oo lagu xukumay Xabsi 5 sano ah

Jilaaga Aflaamnta Hindiga ee Bollywood-ka  Salmaan Khan ayaa lagu xukumay shan sano oo xabsi ah kaddib markii lagu helay dambi ah in uu dilay...

WARARKII MAANTA

error: Content is protected !!