Shabeel dagaal socday muddo 6 saacadood ah ku qaaday Magaalo ku taalla Dalka India [Sawirro+ Video]

Shabeel ku fakaday magaalo ku taalla dalka India ayaa dhaliyey dagaal muddo lix saacadood ah ka dhex socday dadka magaaladaasi iyo Shabeellka.

Afar qof ayuu dhaawacyo kala duwan gaarsiiyey Shabeella oo magaalada Jalandhar ee Gobolka Bunjab, kasoo galay Keyn u dhow, waxaana muddo badan uu baacsanayey dad kala duwan, isagoo qaarkood dhulka ku riday isla markaana qaniinyo la helay, halka qaar kale ay dhaawacyo ka soo gaareen markii ay derbiyo ay saarnaayeen ka daateen.

Lix saacadood ka dib ayey suuragashay in la qabto  Shabeelka oo la geeyay xarun Duurjoogta lagu hayo, waxayna magaalad  Jalandhar oo ay degan yihiin dad gaaraya 800,000 u ahayd maalin naxdin iyo cabsi leh, halka qaar kale ay muuqaallo ka duubeen shilkaasi oo baraha bulshada si weyn loogu baahiyey.

Ad

DAAWO SAWIRRO

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

117,939FansLike
698FollowersFollow
2,758FollowersFollow

XOGAHA QARSOON

117,939FansLike
698FollowersFollow
20FollowersFollow
2,758FollowersFollow
error: Content is protected !!