Wednesday, April 17, 2024

DAAWO: Nin u dhashay dalka India oo diinta islaamka ku qaatay Magaalada Hargeysa

Nin u dhashay dalka India oo ah Injineer ka shaqeysta magaalada Hargeysa ayaa diinta islaamka ku soo biiray, isagoo shahaadda loogu qabtay masjid ku yaalla halkaasi.

Ninkan oo ka shaqeyn jiray shirkadda Daabacaadda ee ASAL ayaa la sheegay inuu iskiis u doortay diinta islaamka, kadib markii uu muddo ku howlanaa inuu baaritaan ku sameeyo, waxaana ka caawiyey shaqaale ka mida shirkadda ASAL.

HOOS KA DAAWO

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON