Sunday, June 22, 2025

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Xil cusub u magacaabay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xil cusub u magacaabay saaxiibkiis oo hore u soo noqday wasiirka Arrimaha dibadda Dowladda Federaalka.

Wreegto kasoo baxday Madaxtooyada Soomaaliya Madaxweyne Xasan Sheekh ku magacaabay Cabdisalaam Hadliye Cumar inuu noqdo Ergayga Gaarka ah ee madaxweynaha u qaabilsan ururka Bulshada Bariga Afrika (EAC).

Xilkan ayaa ah mid ku cusub dowladda Soomaaliya, wuxuuna yimid xilli ay Soomaaliya sugeyso inay ka mid noqoto ururka Bariga Afrika ee EAC oo dhowaan codsi cusub uu geeyay madaxweyne Xasan Sheekh.

Ad

Cabdisalaam Hadliye oo saaxiibo dhow ay ahaayeen Madaxweynaha ayaa hore u qabtay xilalka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe xilligii koowaad ee Madaxweyne Xasan Sheekh 2012 -2017.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON