Tuesday, July 15, 2025

Madaxweyne xigeenka Puntland oo shaaciyay Wasiiro lagu khaarijin lahaa qaraxyadii Gaalkacyo

Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland C/xakiim Xaaji Cumar Camey oo maanta gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa faahfaahin ka bixiyay Qaraxyadii Gaalkacyo.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa sheegay in qaraxyada loola dan lahaa in lagu dilo wasiiro ka tirsan maamulka Puntland oo xarunta la qarxiyay shir kula lahaa maamulka Dowladda Hoose, wuxuuna magacaabay wasiiro iyo wasiiro dowleyaal.

Wuxuu kaloo beeniyay in qofka is qarxiyay ay ahayd haweeney, wuxuuna sheegay isagoo caddeeyay inay arrintaasi jirin.

DHAGEYSO CODKA MADAXWEYNE KU XIGEENKA

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON