Thursday, July 10, 2025

Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Iley oo markii Shanaad maanta la soo taagayo Maxkamad

Waxaa maanta mar kale maxkamad la soo taagi doonnaa maanta madaxweynihii hore Dowlad Degaanka Soomaalida Itoobiya Cbadi Maxamud Cumar, iyadoo la sheegay in maxkamadda maanta ay tahay mid cusub oo ka duwan tii hore oo afar jeer dib u celisay.

Maxkamad ku taalla magaalada Addis Ababa ayaa amar ku bixisay shalay in maanta oo  Jimce ah markii shanaad maxkamad lasoo taago, iyadoo wararku sheegayaan in  Cabdi Iley maxkamadda maanta la hor geyn doono markhaatiyaal, isla markaana xeer ilaalinta Itoobiya ay kiiska ku soo biirtay.

Cabdi Iley oo dambiyo kala duwan loo heysto iyo  abuuris fitno qowmiyadeed oo keentay dad badan lagu dilay magaalada Jigjiga iyo magaalooyin kale.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON