Tuesday, June 24, 2025

Madaxweynihii hore ee Ximan & Xeeb oo 4 sano kadib laga sii daayey xabsi ku yaalla Belgium

Madaxweynihii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicey  ayaa dib u helay xorriyadiisa kadib muddo ka badan afar Sano oo uu ku xirnaa dalka Belgium.

Tiicey oo tegay dalkii uu deganaa ee Mareykanka ayaa sheegay in lagu waayay wax dembi ah, isla markaana maxkamadda sare ee dalkaasi ay fasaxday, markii ay sax noqon waayeen eedihii loo xiray ee intaas loo heystay.

Maxamed Aadan Tiicey ayaa sheegay inay dhinacooda dacwad ku oogeen maxkamadaha xoriyadda ka qaaday si loo siiyo magdhow mudo 4 sano ah oo ay sharci darro ku xirnaayeen.

Madaxweynihii hore ee maamulkii Ximan iyo Xeeb Maxamed Aadan Tiicey ayaa dalka Belgium waxaa loo geeyay iyadoo loo sheegayo inuu kaalin ka qaadan doono Filim laga sameynayo Burcadbadeedda Soomaalida, waxaana markaas loo xiray isaga iyo nin kale inay ku lug lahaayeen Burcad badeednimo.

DHAGEYSO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON