Thursday, June 26, 2025

Madaxweynihii xilka laga qaaday ee Hirshabeelle oo tallaabo yaab leh qaaday [Akhriso]

Madaxweynaha xilka laga qaaday ee Hirshabeelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku dhaqaaqay tallaabo cusub oo la yaab leh.

Qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay inuu Gobolka Hiiraan u kala qeybiyay laba, isagoo magacaabay gobolka Shabeelaha Sare.

Cali Cosoble oo magaalada Jowhar ka degan guri gaar ah, isla markaana aanay wax awood  ah ku jirin ayaa 24 saacad ee ugu danbeeyay iska soo daba saarayay wareegtooyin.

Golaha Shabeelada Sare waxaa hore u magacaabay madaxweynihii dowladda KMG ahaa ee Shariif Sheekh Axmed xilliyadii uu xilka ka degi rabay, taasoo socon weyday, waxaana muuqata in madaxweynaha xilka laga qaaday uu hadda bilaabay shaqo muddo sanad ku dhowaad ah laga sugaayay.

WAREEGTO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON