Tuesday, July 1, 2025

Magaalada Baydhaba oo Bandow la geliyey & Wararkii ugu danbeeyay Doorashada Madaxweynaha K/Galbeed

Waxaa saaka magaalada Baydhaba ka dhaceysa Doorasho muran ka taagan yahay oo hal dhinac ka rarran, iyadoo amniga magaalada si weyn loo adkeeyay.

Ciidamada Itoobiya ayaa la wareegay xarunta ay doorashada ka dhaceysa ee Madaxtooyada Baydhaba, iyadoo saaka amniga magaalada waxaana la joojiyey isu socodka dadka iyo gaadiidka, waxaana la dhigay ciidamadii ugu badnaa ee magaalada la dhigo, iyadoo ay halkaasi gaareen wafdi ka tirsan xukuumadda oo la sheegay inuu kor joogto ka noqonayo doorashada maanta.

Hoolka doorashada ka dhaceyso ayaa si rasmi ah u furmay, waxaana goobta la keenay sanaadiqda codbixinta, iyadoo dad yar ay halkaasi ku sugan yihiin sida mas’uuliyiinta Doorashada.

Musharixiinta xilka madaxweynaha ku tartamaya ayaa ah shan musharax, markii laga reebay Mukhtaar Roobow, waxaana ugu cadcad musharax C/casiis Lafta-gareen oo ay wadato dowladda Soomaaliya.

Sanaadiqda doorashada

.

.

Sanaadiqda doorashada

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON