Sunday, July 13, 2025

Magaalada Baydhaba oo lagu toogay laba Nin oo lagu eedeeyay kufsi aan hore loo arag

Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay laba nin oo ku eedeysnaa fal kufsi ah.

Wararka laga helayo Baydhaba ayaa sheegaya in laba nin ee la toogtay dhowaan ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada maamulka K/Galbeed, laguna eedeeyay inay kufsadeen wiil yar oo 9 sano jir ahaa, taasoo naxdin weyn ka dhalisay magalada, iyaguna ay qirteen.

Waxaa saaka lagu toogtay magaalada Baydhaba, sida uu shaaciyey Wasiirka Caddaaladda KoonfurGalbeed, Ilyaas Cali markii cadaaladda la waafajiyey.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON