Monday, June 23, 2025

Magaalada Muqdisho oo geliyey Xaalad Amni oo adag iyo Wadooyin hor leh oo Saaka la xiray

Ciidamada ammaanka ayaa si weyn u xoojiyay ammaanka magaalada Muqdisho iyadoo maalintii labaad ay xiran yihiin wadooyinka muhiimka ah ee caasimadda.

Dadweynaha magaalada ayaa saaka ku soo toosay iyadoo wadooyin hor leh ay xireen ciidamada xasilinta iyo kuwa Booliska, arrintan oo ka dambeysay xiisad ka dhalatay xariga loo geystay siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo habeen hore gurigiisa ay ciidamada NISA kala baxeen.

Wadooyinka waaweyn ee la xiray  waxaa ka mida wadadda Makka Al-Mukarama, Jidka wadanaha, iyo wadooyinka soo gala Isgoyska KM4, Madaxtooyada iyo xarumaha dowladda, iyadoo ay ku soo biireen wadooyinka waqooyiga Muqdisho.

Ad

Warar ayaa sheegaya in xaaladda ammaanka magaalada loo xoojiyey si looga hortago falal amni darro ah oo qaab beeleed u abaabulan iyadoo dhinaca kale la joojiyey shirarkii siyaasadda.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON