Friday, July 11, 2025

Magacyada Musharixiinta Doorashada Madaxweynaha Galmudug & Wararkii ugu danbeeyay

Waxaa magaalada Cadaado ka bilwoday ololaha doorashada madaxweynaha Galmudug xilli ay magaalada ku qulqulayaan musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha.

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa sheegay in maanta ay Baarlamaanka hor imaan doonaan Musharaxiinta u tartanaya xilka Madaxweyaha Galmudug, waxaana shahaadooyinka musharaxnimada la siiyay dhowr musharax.

Waxaa shalay gaaray magaalada Cadaado musharxa Axmed Shariif Cali oo ka mid musharixiinta ugu cadcad, waxaana ilaa iminka musharixiinta is diiwaan geliyay ee u taagan doorashda Galmuduug ay kala yihiin:

Axmed Xaaf Ducaale Geelle

Axmed Shariif Cali Hiloowle

iyo Prof. C/qaadir Shirwac.

Guddiga Doorashada Galmudug ayaa ku doodaya in Berri oo Axad ah ay dhici doonto Doorashada Madaxweynaha Galmudug, inkastoo laga yaabo in dib u dhac ku yimaado.

Prof. C/qaadir Shirwac
Prof. C/qaadir Shirwac
Axmed Shariif Cali Hiloowle
Musharax Axmed Shariif Cali Hiloowle

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON