Doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa mar kale maanta ka dhaceysa magaalada Jowhar.
Laba kursi oo qura ayaa loo qoondeeyay in maanta la doorto, waxaana kuraasta lagu tartamayo ay kala yihiin:
Kursiga Beesha Gaaljecel /Abtisame, waxaa ku loolamaya:
- Aamino Maxamed Cabdi
- Maxamed Aadan Daahir
- Maxamed Nuur Xuseen
- Sacdiyo Mustaf Axmed
Kursiga Beesh Dir/ Faqe Cumar, waxaa isku haya:
- Axmed Xasan Aadan
- Maxamed Cabdulaahi Axmed
- Maxamed Xasan Aadan.
- Dr Xuseen Cabdi Cilmi
DAAWO SAWIRRO
Goobjooge.com