Wednesday, June 25, 2025

Magacyada Xildhibaanada maanta lagu doortay Baydbaba & Beelaha ay ka soo jeedaan (Akhriso)

Maanta oo Jimce ahayd waxaa  magaalada Baydhabo kasii socday Doorashada xildhibaanada Aqalka Hoose ee Baarlamaanka Federaalka.

Xildhibaanadii maanta lagu doortay Baydhaba  oo ahaa  afar waxay magacyadooda iyo beelaha ay ka soo jeedaan kala yihiin:

  1. Danjire C/laahi Sheekh Ismaaciil – Beesha -/ Dir/Biimaal/Ismiin / wuxuu ku soo baxay 51 Cod
  2. C/laahi Cumar Abashir  – Beesha – / Dir/Biimaal/Ismiin /wuxuu helay 51 Cod
  3. Sayid Cali C/qaadir Macalin – Beesha – /Digil/ Jiido/Safar/ wuxuu ku soo abxay 49 cod
  4. Maxamed Saciid C/laahi  – Beesha – /Digil/ Bagadi/Abaasaad/ wuxuu helay 40 cod

Doorashooyinka xildhibaanada aqalka hoose  waxaa hareeyay eedeymo ku saabsan codad la iibsaday iyo ergooyin la bedeshay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON