Sunday, July 13, 2025

Magacyada Xubnaha kasoo jeeda Puntland ee maanta qaatay Shahaadada Xildhibaannimo

Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka FEIT ayaa maanta shaaciyey tirada maalintii afaad qaadatay shahaadada xildhibaanimo ee iska xaadisitay goobta shahaado bixinta.

18 Xildhibaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ee laga soo doortay Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta qaatay shahaadooyinkooda, iyagoo kadibna qaadanaya Kaararka Aqoonsiga:

Xildhibaannada waxay magacyadooda kala yihiin:

1. Mohamed Adam Dini GSH#036

2. Mohamed Ali Yusuf (Gaagaab) AS#50

3. Said Ali Muse GSH#027

4. Ismail Shire Jama GSH#142

5. Abdiqani Mohamud Mohamed GSH#075

6. Abdikani Gelle Mohamed AS#44

7. Abdullahi Farah Mire GSH#228

8. Abdullahi Mohamed Jama GSH#191

9. Abdullahi Ali Hersi (Timacadde) AS#53

10. Farhiya Yusuf Omar GSH#121

11. Mohamed Abdirahman Ahmed Ali GSH#128

12. Ali Haji Dahir Saleban Adam GSH#220

13. Khadra Ahmed Mohamed GSH#174

14. Sadam Mohamud Abdi (Jabeer) GSH#158

15. Abdirisak Hassan Ahmed (Dhookir) GSH#221

16. Ali Mahdi Mohamed GSH#169

17. Ainanshe Yusuf Hussein GSH#222

18. Mohamed Abdulkadir Mohamed GSH#190

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON