Saturday, July 5, 2025

Mahad Cawad :”Tallaabada uu qaaday C/weli Muudey waa jabhadeyn, waana ka baxay xeyndaabkii Dastuurka” [DHAGEYSO]

Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya Mahad Cabdalla Cawad ayaa weerar ku qaaday guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golahaasi C/weli Ibraahim Muudey.

“Hal qof inuu taladii qaato oo xilalkoodii laga xayuubiyo guddigii joogtada ahaa ee Baarlamaanka iyo shir guddoonka intiisa kale waxau muujineysaa Jabhadeyn, waana laga baxay xeyndaabkii Dastuurka, xitaa u yeerista xildhibaannada waa howl uu leeyahay xafiiska xogheynta..” ayuu yiri Mahad Cabdalla oo si kulul uga hadlay tallaabooyinkii uu qaadya guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka.

HOOS KA DHAGEYSO.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON