Sunday, July 6, 2025

Malaaqa Guud ee Hubeer oo u jawaabay Beesha H/Gidir, kana hadlay dilka Wasiirkii Howlaha Guud

Malaaqa Guud ee Beelaha Hubeer Malaaq Xasan Shurre ayaa si kulul uga hadlay kiiska dilkii Wasiirkii Howlaha Guud ee Soomaaliya Cabbaas C/llaahi Siraaji.

Wuxuu sheegay inaysan wax shaqo ah ku lahayn dooda lagu furay dowladda, ayna si buuxda meel kastoo ay joogaan isugu raacsan yihiin qofkii qof dilay in la dilo.

Malaaqa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay iyo war aysan ku jirin arrimaha socda ee beesha H/Gidir ay wado. Dooda socota ee dowladda lala doodayo ay tahay mid aysan wax shaqo ah ku lahayn waxba ku darsaneynin.

DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON