Sunday, June 22, 2025

Malaayiin Xujeyda Muslimiinta ah oo maanta taagan Carafa [Toos u daawo -Sawirro-Video]

In ka bandan laba milyan oo xaaji ayaa maanta taagan buurta Carafa ee magaalada Maka, iyadoo maanta ay tahay maalinta 9-aad ee acmaasha xajka.

Muslimiinta gudaneysa xajka ayaa maanta oo dhan taagnaaneysa buurta Carafa iyadoo Alle bari. duco iyo salaad ku jiri doonta, waxaana muuqaalkooda uu yahay mid soo jiidanaya dadka.

Ad

Buurta waxaa hareeyay umad wada xiran dhar cadcad, waxaad hoos ka daawan kartaa sawirro xul ah oo maanta laga soo saaray buurta Carafa.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON