Xukuumada Soomaaliya ayaa ka hadashay wararka sheegaya in maleeshiyada kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ay kusoo qulqulayaan Gobollo ka mida dalka Soomaaliya.
Wasaarada Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa shegtay in dowlada Soomaaliya ay ka war heyso xubnaha Daacish ee ku soo qulqulaya Gobollada dalka qaarkood, iyadoo in tallaabo laga qaadi doono, waxaana arrintan shirkii shalay ee Golaha Wasiirada Soomaaliya ka sheegay Wasiiru dowladaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Cabdullaahi Xaamud.
Dhageyso Wasiiru dowladaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha