Sunday, July 13, 2025

Maleeshiyo beeleed kasoo kala jeeda Puntland iyo Galmudug oo ku dagaalamay Mudug

Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in laba maleeshiyo beeleed oo kasoo kala jeeda maamulada Puntland iyo Galmudug ay ku dagaalameen degaano hoos taga gobolkaASI.

Dagaalka ayaa ka dhacay degaanka Bali-busle, ee waqooyiga Gobolka Mudug, waxaana beelaha dagaalamaya ay isku heystaan aanooyin qabiil oo hore iyo arrimo ka dhashay abaarta.

Waxaa la xaqiijiyay in dagaalka lagu dilay laba qof, ayna ku dhaawacmeen saddex kale, sida ay sheegeen masuuliyiinta Gobolka Mudug, mana jirto wax waanwaan oo laga dhex wado labada beelood ee dagaalamay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON