Friday, April 26, 2024

Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab oo qabsatay degaan ka tirsan Gobolka Sanaag iyo wararkii ugu danbeeyay

Wararka laga helayo degmada Laas qoray ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay la wareegeen saaka degaanka ka tirsan degmadaasi.

Maleeshiyadan ayaa la wareegtay degaanka Milxo ee ka tirsan degmada Laasqoray, kaasoo u dhaxeeya Degaanka Durduri iyo Laasqoray, kadib markii ay weerar ay ku qaaday degaanka oo dagaal kooban ka dhacay markii ay isku dhaceen shacab hubeysnaa.

Dadka degaanka ayaa sheegay in maleeshiyada Alshabaab ay af-duubatay Guddoomiyihii Tuulada Milxo oo magaciisa lagu sheegay Maxamed Jaamac Aar (Bulbul) iyo rag kale o degaanka ka tirsan.

Ad

Faahfaahin lagama bixin khasaaraha ka dhashay dagaalka, iyadoo ay go’an tahay isgaarsiin degaankaasi, waxayna arrintan timid iyadoo Alshabaab. dhaqdahqaaq ka wado Gobolka Sanaag dhinaca Puntland.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON