Thursday, June 26, 2025

Malxiisadii ninka noqotay & Aroosadii wadatay oo Maxkamad ku taal Hargeysa xukuntay

Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in xukun lagu riday nin iska digay haweeney malxisiad ahayd iyo haweeneydii arooska ee qarisay.

Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa xukunno kala duwan ku ridey malxiisadii ninka noqotay iyo aroosaddii ay la socotay, waxaa kaloo xukun lagu riday gabar kale, oo kiiska wax ka ogeyd.

Kiiska Dacwaddan oo ahaa mid aan hore loo arag oo dad badan ka yaabisay ayay Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex fadhi ka yeelatay waxay ka soo saartay maxkamadda go’aano kala ah:

Aroosadii waxaa lagu xukumay 2 sano oo xarig ah, Ninkii Malxiisada iska dhigay ayaa isna lagu xukumay Hal Sanno iyo Lix bilood oo xarig ah, waxaa dhinaca kale xabsi kooban lagu riday gabar lagu soo eedeeyey inay gacan ka geysatay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON