Wednesday, July 16, 2025

Mareykanka oo 5 Milyan Doolar dul dhigay Sarkaal Ajnabi ah oo ka tirsan Alshabaab

Dowladda Mareykanka ayaa lacag madaxiisa saartay hoggaamiye ka tirsan Alshabaab oo la sheegay inuu ka mid yahay saraakiisha ajaaniibta ah ee Alshabaab.

Warbixin ay soo saartay FBI-da Mareykanka ayaa lagu sheegay in Malaayiin Lacag ah Madaxiisa la dul dhigay Hogaamiye sare oo ka tirsan Dhaqdhaqaaqa Al-shabaab.

Hogaamiyahaan ayaa Magaciisa lagu sheegay Jihaad Mustafa,waxaana Al-shabaab dhexdooda looga yaqaanaa anwar Al-ameeriki,iyadoo FBI Mareykanka ay sheegeen in Madaxiisa la dul dhigay Lacag dhan 5 Milyan oo Dollarka Marerykanka ah.

Anwar Al-ameeriki  oo ah 35 Jir ayaa la sheegay inuu yahay Hogaamiyaha Ajaanibta la joogta Al-shabaab,waxaana FBI Mareykanka ay sheegeen inuu badali doono Hogaamiyaha Guud ee Al-qaacida 5 35 jir ah Shabaab dhexdooda looga yaqaano anwar Al-ameeriki Dr Ayman Azaahire,iyadoo Dowladda mareykanka ay sheegtay in Nolol iyo Geeri intaba lagu doonayo.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON