Saturday, July 19, 2025

Mareykanka oo baahiyay muuqaalka weerarkii lagu dilay Hoggaamiyihii Daacish Abubakar Albaqdadi [Daawo]

Wasaradda Difaaca Mareykanka ayaa baahisay qeyb yar oo ka mida Muuqaal lag duubay howlgaliii lagu dilay hogaamiyaha Daacish Abubakar Albaqdaadi.

Muuqaallada oo muujinaya weerarka ka hor iyo kadib sida ay wa u dhaceen ayaa waxaa ka muuqday ciidamada gaarka ah ee Mareykanka oo lugta ku galay goob u dhow Guriga la weeraray ee uu ku jiray Hoggaamiyaha Daacish oo Milateriga Mareykanka uu sheegay inuu is qarxiyey markii ay u dhowaadeen ciidamada Mareykanka, ayna la dhinteen laba caruur ah.

Taliyaha taliska dhexe ee ciidammada Mareykanka, Janaraal Kenneth McKenzie, ayaa sxaafadda u sharxay muuqaallada oo ahaa Cad iyo Madow oo aan wax midab aha lahayn, wuxuuna sheegay in howlgalka lagu soo qabtay 2 qof.

HOOS KA DAAWO

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON