Monday, June 23, 2025

Mareykanka oo duqeyn Cirka ah ku qaaday Xarunta Daacish ee Gobolka Bari, Puntland

Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrika ayaa shaaciyay duqeyn cirka ah oo ay ku qaadeen fariisimo ah Daacish ku leedahay Gobollada Waqooyi Bari ee Soomaaliya.

War-saxaafadeed kasoo baxay taliska AFRICOM ayaa lagu sheegay in maanta subaxnimadii hore ay duqeyn cirka ah lala beegsaday kooxda Daacish ee ku sugan  Waqooyi Bari ee Soomaaliya, iyadoo lagu dilay weerarka hal dagaalame.

Weerarka ayaa la qaaday iyadoo xiriir lala sameeyay dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana fuliyay ciidamada Mareykanka. Waa weerarkii 30-aad ee duqeyn dhinaca cirka ah oo Mareykanku ku qaado gudaha Soomaaliya sanadkan iyo kii labaad ee uu la beegsado Daacish-ta Soomaaliya.

Ad

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON