Thursday, July 17, 2025

Mareykanka oo Duqeyn ka fuliyey Gobolka Bay iyo tiro ka mida Alshabaab oo lagu dilay

Ciidamada Mareykanka ayaa duqeyn cusub ka fuliyey tuulada Xawaal Barbaar ee gobolka Bay, iyagoo kaashanaya dowladda Soomaaliya.

Qoraal kasoo baxay Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa lagu sheegay in weerarka lagu dilay 5 ka mida saraakiisha Alshabaab, iyadoo la qiyaasayo weerarka, isla markaana aanay qax qasaare ah kasoo gaarin dadka shacabka ah, sida lag sheegay qoraalka AFRICOM.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON