Monday, August 4, 2025

Mareykanka oo Mas’uul sare u soo magacaabay Safaaradooda Soomaaliya

Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in in arrimo fuliyaha cusub ee u qaabilsna Soomaaliya uu noqon doono David H Kaeuper. Dowladda Mareykanka ayaa shaacisay in in arrimo fuliyaha cusub ee u qaabilsna Soomaaliya uu noqon doono David H Kaeuper.

USA

David H Kaeuper, ayaa waxa uu madax ka noqon doonaa Howl-Gallada Diblomaasiyadeed ee Mareykanka ee Soomaaliya, oo si rasmi ah loogu dhowaaqay sideedii bishan sebtembar.

 

Mareykanka ayaan weli si buuxda u soo celin xiriirkii diblomaasiyadeed ee uu la lahaa Soomaaliya tan iyo markii dib si buuxda loogu soo celiyay xiriirkii labada dal oo 25 sano ah go’naa, laakin talaabadani waxay soo dedejineysaa in xiriirkaasi si tartiib ah u soo laabanayo.

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-7″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON