Sunday, July 13, 2025

Mareykanka oo noqday dalka ugu horeeya Dunida ee Dadkiisu qabaan cudurka Coronavirus [Akhriso Liiska]

Dalka Mareykanka ayaa noqday dalka koowaad dunida ee ay ku sugan yihiin dadka sida cudurka Coronavirus, isagoo Shiinaha kala wareegay kaalinta koowaad.

Waxaa xalay la shaaciyey in Mareykanka dadka qaba cudurka ay gaareen 86,000 qof, taasoo keentay inuu Mareykanka hadda yahay dalka ugu horeeya ee ay joogaan dadka sida COVID-19, iyadoo ay ugu daran tahay New York oo cudurku si weyn u aafeeyay.

Guud ahaan dunida waxaa dadka qaba ay sare u dhaafeen 531,000 qof, halka ay u dhinteen 24,000 ruux, waxaase ka bogsooday 122,000 qof.

HOOS KA AKHRISO LIISKA DALALKA CUDURKA LAGA HELAY IYO TIRADA DAL KASTA

[cov2019all]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON