Tuesday, June 24, 2025

Mareykanka oo shaaciyay in howgalkii Awdheegle ay wadajir u fuliyeen ciidamada Kumaandooska Somalia & Mareykanka

Saraakiil Mareykan ah ayaa sheegay in howlgalkii xalay saqdii dhexe ka dhacay uu ahaa howlgal ay fuliyeen ciidamo kumaadoos ah oo isugu jira Mareykan iyo Soomaali oo ujeedkiisu ahaa in kooxda Alshabaab saraakiil ka mida lagu ugaarsado.

Howlgalkan oo noqonaya kii ugu horeeyay ee noociisa ay fuliyaan ciidamo isku jir ah oo Soomaali iyo Mareykan isugu jira, waxaana warka laga soo xigtay saraakiisha Mareykanka uu sheegayaa in howlgalku u dhacay sidii loo qorsheeyay.

Afhayeenka xukuumadda Soomaaliya C/salaan Caato ayaa sheegay in howlgalkii Awdheegle ay wadajir u fuliyeen ciidamada Kumaandooska Soomaalida ee DANAB iyo kuwa Mareykanka, howgalkaasina ayaa mid guuleystay.

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON