Tuesday, July 15, 2025

Markabkii Imaaraadka ee Qalabka Milateri lagu rarray oo ka shiraacday Dekadda Magaalada Muqdisho [Sawirro]

Markabkii Dowladda Imaaraadka ee lagu rarray Qalabka Milateri iyo Saanad u taallay xerada Milateriga ee Jen. Gordon oo ay maamuli jireen ayaa galabta ka shiraacday dekadda magaalada Muqdisho.

Kadib markii laba maalmood lagu raray Qalab ciidan oo isugu jira Gaadiid Gaashaaman, Kunteenaro ay Saanad milateri ka buuxdo, Gaadiid Caadi ah iyo kuwa Qafilan hub iyo saanad kale oo fara badan ayaa Markabkaasi oo dowladda Soomaaliya ay ogolaatay wuxuu

Markabka oo lagu magacaabo Markabka Jabel Ali 7 (NAIF MARINE) ayaa u jiheystay dalka Imaaraadka Carabta iyadoo xiriiraka Soomaaliya iyo Imaaraadka uu gaaray heerkii ugu xumaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON