Sunday, July 6, 2025

Marxuum Maxamed Warsame Kiimiko oo Aas Qaran loogu sameeyay Muqdisho [Sawirro]

Waxaa maanta magaalada Muqdisho Aas Qaran loogu sameeyay Allaha u naxariistee Ambassador Maxamed Warsame Cali Kiimiko, oo dhowaan ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Meydka marxuunka ayaa Salaadda Janaasada waxaa ku dukaday mas’uuliyiin uu horkacayey Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), wasiirro, xildhibaanno, mas’uuliyiin iyo dadweyne, waxaana kadib lagu aasay Qabuuraha Isbitaal Madiina ee magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa ka mida haa diblomaasiyiintii ugu waaweynaa dalka, isagoo hore u soo noqday la-taliyaha madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre, wuxuuna qabtay xilalka Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Qaramada Midoobey iyo Safiirki Somalia u fadhiyey Faransiiska iyo Mareykanka.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON