Tuesday, June 24, 2025

Mas’uul ka badbaaday Qarax Miino oo loo dhigay duleedka Magaalada Muqdisho

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax miino ka dhacay degaanka Weydo ee duleedka magaalada Muqdisho.

Qaraxa oo wadadda dhinaceeda la geliyay ayaa lala beegsaday Gaari uu la socday Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Bulshada ee degaanka Garas-baaleey
Cabdulaahi Gaabure, kaasoo la sheegay inuu ka badbaaday Qaraxa Miino oo ka dhacay deegaanka Weydow ee duleedka Muqdisho.

Qaraxa ayaa waxaa ku dhaawacmay 4 qof oo shacab ah kuwaasoo goobta marayey xilliga qaraxa dhacay, waxaana goobta gaaray ciidamada amniga oo halkaasi ka dhowaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON