Monday, June 23, 2025

Mas’uuliyiin loo xiray lacagtii laga xaday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya [Dhageyso]

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo sheegay in mas’uuliyiin ka tirsan Bankiga Dhexe loo xiray lacagtii  laga xaday Bankiga, isla markaana uu socdo baaritaan.

Isagoo ka jawaabayay su’aal laga weydiiyay falka lacagta looga xadau bankiga dhexe isagoo ka qeyb galay kulan ay qabanqaabisay Idaacadda Idaacada VOA ayuu sheegay madaxweynaha in hay’adaha ammaanka ay ku dhex jiraan arrintan laguna daba joogo dadkii ka danbeeyay xatooyada ka dhacday Bankiga Dhexe.

Dhageyso

Ad

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON