Monday, July 14, 2025

Matoor Dab-dhaliye ah oo loogu deeqday Isbitaalka Martiini, kadib koronto xumo lasoo deristay

Ibsitaalka Martiini ee magaalada Muqdisho ayaa loogu deeqay Matroor Dab dhaliye ah, kadib markii dhibaato dhinaca Korontada ah ay lasoo gudboonatay Isbitaalka.

Isbitaalka oo ah mid dowladeed, isla markaana ah kan kaliya e lagu dabiibo bukaanada cudurka Covid-19 ayaa Shirkadda Korontada ee BECO waxay siisay matoor weyn oo dab dhaliye ah, si ay joogto u noqoto korontada Isbitaalka.

Habeenkii 26-ka April ayaa isbitaalka Martiini waxaa ku geeriyooday 9 qof oo Wasaaradda Caafimaadka ay shaacisay, iyadoo markii danbe la xaqiijiyey in muddo saacad ku dhow ay isbitaalkii korontoda ka tagtay, taasoo sababtay inay shaqeyn waayeen Mishiinadii xaaladda degdegga ahaa.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON