Friday, July 4, 2025

Maxaa ka cusub Telefoonka casriga ah ee Samsung Glaxy S20?. (Daawo Qeybihiisa & muuqaalkiisa)

Shirkadda weyn ee Samsung aya shaacisay Telefoonkeeda cusub ee Glaxy S20 iyo saddexdiisa nooc oo suuqyada soo geli doona dhowaan Xaflad ka dhcday magaalada Sanfrancisco ee dalka Mareykanka.

Telefoonkan ayaa kacaan cusub geliyay awoodda sawir qaadista, wuxuuna 10 laab ka awood badan yahay telefoonkii ka horeeyay, iyadoo awoodiisa ay gaareyo 108 Mega pixles halkii markii hore telefoonada ugu danbeeyay ay awoodoodu ahayd ilaa 12 MP.

SAMSUNG Glaxy S20 wuxuu ku shaqeyneyaa 5G oo shirkadaha isgaarsiinta caalamka ay dhowaan howlgeliyeen, wuxuuna sidoo kale wataa telefoon nooc cusub ah oo isku laabmaya, waxayna noocyadiisa kala yihiin:

1- Samsung Galaxy S20 Plus

2- Samsung Galaxy S20 Ultra

3- Samsung Galaxy Z Flip 

4- Iyo Samsung Galaxy Buds Plus

Qiimaha uu suuqa kusoo geli doona Telefoonka Galaxy S20 ayaa waxaa ugu hooseey $999, halka uu gaari karo $1499, qeybihiisa kala duwan.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/x0Kv_QRWR-I

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON