Sunday, July 13, 2025

Maxaa ka jira in Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle uu cabsi Amni uga baxay Magaalada Jowhar?

Madaxweyne kuxigeenka maamulka Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa beeniyay warar laga baahiyey oo ku saabsan sinuu isaga cararray, kana tegay magaalada Jowhar, kadib markii ciidamada Milateriga dowladda ay kasoo baxeen aagaggii dagaalka.

“Waxaan joogaa Magaalada Jowhar, howlihii caadiga ee maamulkana waa socdaan, Golaha Wasiirada, maamulka heer Gobol, heer degmo howlahooda ayay wataan, ciidamada amnigana magaalada waa ku sugan yihiin” ayaa laga soo xigtay Madaxweyne ku xigeenka Cali Guudlaawe oo magaalad Jowhar ka hadlay.

Wararka laga faafiyey ayuu ka tilmaamay inay yihiin been abuur, isagoo sheegay in goobihii ay ka baxeen ciidamada dowladda ay buuxiyeen ciidamada maamulka Hirshabelle.

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON