Tuesday, June 24, 2025

Maxaa ka jira in Xaaska Madaxweyne Xasan Sheekh u sharxan tahay Kursi Xildhibaan…?

Warar aya faafiyeen qaar ka mida warbaahinta ayaa sheegaya Marwada madaxweyne Xasan Sheekh ay u sharxan tahay xil xildhibaannimo.

Marwo Sahro Cumar Xasan ayaa  wararka qaarkood sheegeen inay loolan ugu jirto xildhibaanimadda Beesheeda ee aqalka hoose, laakiin baaritaan ay sameysay goobjooge.com ayaa lagu ogaadya inay arrintan aysan jirin isla markaana aysan marwo Sahra ahayn musharax xildhibaan.

sahra-omar
Beesha ay kasoo jeedo marwada ayaa si weyn isugu haya xubin kaliya oo ay aqalka hoose ee Baarlamaaka ku leeyihiin, waxaana loolan ugu jira ilaa 5 musharax.

Wararka laga faafiyay marwada madaxweynaha ayaa lagu tilmaamay war aan jirin. Sahra Cumar waa mid ka mida labada xaas ee madaxweyne Xasan Sheekh oo xilkiisu dhammaaday.

Goobjooge.com

 

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON