Saturday, July 5, 2025

Maxaa kasoo kordhay Xaaladda Magaalada Gaalkacyo, Gobolka Mudug..?

Wararka ka imaanaya Magaaalada Gaalkacyo Ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Saaka ay galbeedka Magaaladaasi ay ka dhaceen rasaas goosgoos ah.

Rasaastan ayaa la sheegay inay is weydaarsanayaan ciidamo ka tirsan labada maamul ee isku hor fadhiya galbeedka magaalada Gaalkacyo.

Dadka degaankaasi ku nool ee ku haray ayaa sheegaya in xaaladda ay kacsan tahay oo  markii muddo la joogaba ay rasaas is weydaarsanayaan labada ciidan, iyadoo aany jirin wax waanwaan ah oo ka dhex socota labada  dhinac.

Dadweyne fara badan ayaa ka qaxay xaafadaha la isku hor fadhiyo ee Galbeedka magaalada kala qeybsan, waxaana weli taagan cabsi colaadeed

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON