Sunday, July 13, 2025

Maxaad ka taqaan Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir?

Waxaa goor dhoweyd ku guuleystay jagada Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Mudane Cali Gacal Cabdi oo ahaa musharax u tartamayay jagadan, waxaana loolanka ugu weyn uu ka soo wajahay C/llaahi Maalin Gaafow (Aasbaro) oo wareegii labaad ay isugu soo hareen.

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir
Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir

Labadan musharax ayaa waxaa kala taageersanaa labada kooxood oo ku loolamayay hogaanka  maamulka Cusub ee Gobolada dhexe, haddana waxaan idin heynaa taariikh kooban oo ku saabsan guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir.

Wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho, da’diisuna waa 55 sano jir

Wuxuu wax ku baray caasimadda Soomaaliya, wuxuuna ka baxay Jaamacadii Umadda Soomaaliyeed, Kuliyada Lafoole

Waa ganacsade ku jiray ganacsiga muddo dheer

Wuxuu ka mid noqday Baarlamaankii KMG ahaa isagoo ka soo galay dhinaca Maxkamadihii Islaamiga ahaa

Wuxuu ka mid noqday xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug

Waxaa 27  June 2015 Cali Gacal Casir loo doortay guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Galmudug

 

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON