Monday, July 14, 2025

DHAGEYSO Max’d Cabdi Afey: “Somalia waxaa burburiyay Soomaali, laguma eedeyn karo Kenya & Itoobiya..”

Wakiilka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Cabdi Afeey ayaa sheegay in dhibaatada Soomaaliya aan lagu eedeyn karin dowladaha Deriska ee Kenya iyo Itoobiya.

“Intii dalalka deriska iyo Ajnabiga la eedi lahaa, waa inay Soomalidu eedo madaxdeeda, burburka Soomaaliya waxaa isu keenay Soomaalim waxaa is dilay Soomaaliya….” ayuu yiri Mudane Afey oo difaacay dowladaha deriska ah ee Kenya iyo Itoobiya oo lagu eedeeyo inay faragelin ku hayaan Somalia.

Dhageyso Codka Danjire Afey

Goobjooge.com

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON