Thursday, June 26, 2025

Maxamed Cabdi Kaliil: “Axmed Madoobe sharci uma laha inuu xil iga qaado…” DHAGEYSO

Guddoomiyaha Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil ayaa sheegay in kacdoon dadweyne kadib oo looga horjeeday ciidamada Itoobiya oo guri uu deganaa soo weeraray ay dib u noqdeen fariisimadoodii wax dhibaato ahna aanay hadda ka jirin Garbahaarey.

kALIIL

Wuxuu intaasi ku daray in Axmed Madoobe aanu xil ka qaadi karin isaga, sharcina aanu u lahayn. “Waxa la isku hayo waa ma hadli kartid waan ku maroorsanayaa iyo aan wadahadalno” ayuu yiri Mudane Kaliil oo sheegay in heshiiskii Doolow ay diyaar u yihiin inay fuliyaan, xalkuna uu yhaya dowlad wadaag ah oo loo dhan yahay.

Dhageyso Wareysi uu VOA siiyay

Goobjooge.com

[ad name=”HTML-1″]

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON