Monday, June 23, 2025

Maxamed C/llaahi Farmaajo oo la ogaaday inuu ahaa Garsoore Kubbada Cagta ah [Daawo Sawirro]

Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ka sokow inuu ahaa qurbe joog ku nool dalka Mareykanka, siiba gobolka New york degaan weynaheeda Buffalo, wuxuu la shaaciyay inuu lahaa xirfad kale.

Sawirro lagu baahiyay baraha bulshada ku xiriirto ayaa lagu sheegay in Maxamed C/llaahi Farmaajo uu leeyahay aqoon garsoore kubadda Cagta ah, isagoo ka heysta shahaado.

Dadkii arrintan ka hadlay ayaa qaarkood sheegay in howsha cusub ee u taalla madaxweyne Farmaajo ay tahay mid u eg garsoorenimo isagoo u dhaxeeya hay’adaha fulinta ee xukuumadda iyo Baarlamaaka oo sharci dejin ah.

Ad

DAAWO SAWIRRADA

- Advertisement -

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON